Sida lays kugu xiro Calndar kaaga iyo google Assistant

Google Assistant waxaa uu kaacaawinayaa in aad si wanaagsan u habaysato balamahaaga iyo qorshagaaga maalinlaha ah
waa hadii aad isticmaalayso Google Calendar, waxaad google calendar kuxiri kadhaa Google Home, Android, Iphone,
Mac, iyo Windows computers ka, dhamaantood way kuxirmi karaan Google Assistant.

markii aad Google calendar aad kuxirto Google Home waxaad google assistant waydiin kartaa oo uu kuusamayn karaa
in uu kuu sameeyo balan cusub ama in uu cancel saaro balantii hore, waxa usheegi kartaa qorshaahaaga maalinlaha ah iyo wixii lamida.
Halkaan ka arag sida loo sameeyo hadii aad isticmaalayso personal calendar ama mid shared ah.

Calendars ka lashaqayn kara google assistant


Even so, many believe there are less problematic and more effective ways to approach outdoors overcrowding than to avoid geotagging – it’s just not that simple. In her blog post, Williams recommends structural reforms for the USA, such as pushing for the promotion of state parks (which are typically less crowded than national parks) and more broadly backing initiatives that educate the public about environmental stewardship.

sid aan horay usoo sheegnay waa qasab in aad haysato Google Calendar kuxiran Google assistant haday noqoto primary
calander kaaga ama shared Google calander kaaga,
Calanders qaar uu lashaqayn karin ayaa jira sida
xog ka imaata URL ama iCal

.

.

Fiiro gaara:- Google Home, Google Max, Google Mini lama shaqayn karo Apple ama Outlook Calendar..

.

Sida loogu xiro Calendar kaaga Google Home

.

in aad maamusho qalab ama Google Home device waxaa lagaaga baahanyahay Google Home Mobile app, waxaa kaloo lagaa rabaa
smart speaker iyo taleephankaaga in ay kuxiranyihiin Wi-Fi isku mid ah ama 1 Wi-Fi network.
markii aad xiranayso Google Home device kaaga guriga waxaa lasocda google account gaaga kasoo kuxiran Google Calendar kaaga taleefanka
hadii aad leedahay laba account hubso in aad isticmaasho Calendar ka kuugu muhiimsan,
aan guda galno shaqada marka…
1- soo dagso google Home app kadibna soo kici app ka
2-taabo halka sare ee midigta Menu icon
3-taabo More Settings
4-meesha kahoosaysa Devices, riix ama dooro Google Home ka aad rabto in aad habayso.

.

Sida loo habaysto Calendar kaaga adigoo isticmaalaya google Assistant

Get best Info

wax dhib ah makeenayo device ka ama aalada aad ka isticmaalayso Google Assistant waa mid un.

.
waxaad waydiin kadhaa in uu kuu sameeyo balan cusub ama cancel saaro balamihii hore adigoo isticmaalaya codkaaga.
Google Calendar ka kuugu jira ayaad kudari kadhaa xog cusub adigoo u isticmaalaya Google Assistant.
tusaale si aad ugu darto xog ama dhacdo cusub waxaad dhihi kartaa “Ok Google ama Hey Google”,
Halkaan hoose ka arag erayada ama jumlahada loo isticmaalo Google assistant
“Hey Google, add a doctor appointment to my calendar.”
“Okay Google, schedule a concert for me on sunday at 6 am.”
“Okay Google, add an event called Jenny’s surprise party.”

Tusaalayaal kale


google assistant waxaa uu hadalkaaga ka qaadanaya macnaha guud ee uu fahmay xaaladaas si uu u diyaarsho ama usameeyo dhacdada kolkaas aad dalbato marka waa in aad
cadaysaa oo qeexdaa waqtiga iyo sida aad wax urabto hadii kale google assistant kuuma samaynayo dhacdaada aad dalbatay markaas.
si aad uwaydiiso xogta ama dhacdada aad rabto waa inaad hurdada kakicisaa google assistant adigoo isticmaalaya amaradaan si uu udiyaar garoobo
kadibna waydiisa waxa dhacaya maalinkaaga ama dhacdooyinka kuu qoran markaas,

“Okay Google, when/what/where is my first event/meeting?”
“Okay Google, when/what/where is my next event/meeting/agenda/calendar?”
“Okay Google, list all events for Jun 3.”
“Hey Google, what’s my agenda for today?”
“Hey Google, what’s on my calendar for Sunday?”
labada amar ee udanbayso Google assistant wuxuu aqrin doonaa 3da balan ee aad maalinkaas leedahay.
wabilaahi towfiiq.


Dhamaad


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *