Sida ugu fudud ee loosoo celiyo file aad computer ka katirtay

Sida wada ognahay dhamaanteen waxaan si lama filaan ah U delete garaynaa files muhiim noo ah ama file aan delete garaynay ayaan dib uga baahanaa, waa wax iska normal ah in ay sidaas dhacdo balse xalkeeda ayaan halkaan kusoo bandhigi doonaa oo laga yaabo in bulshada qaar ubaahantahay.

Ogaysiis


dhamaan Windows ayuu kushaqaynayaa method kaan Windows 10, Windows 8, Windows 7, Windows Vista, Windows XP, iyo dhamaan.

In aad sooceliso file kaa baxay aad ayay ufududahay markaad isticmaalayso Windows kaliya waxay kaaga baahantahay waqti yar oo aad siiso laakiin dhibtu halkaas kajirta ayaa ah waqtiga ay kaaqaadanayso inaad sooceliso file ka aad rabto liyo inta baaxad ay le eg yihiin files,

Talaabooyinkan raac

1-Fur Recycle Bin ka and labo mar kudhifo, Recycle Bin ka waxa uusaaranyahay ama aad kaheli kadhaa computer kaaga Desktop kiisa ama shaashada hore,

2-Raadi files aad rabto inaad sooceliso,
Haday badanyihiin files aad rabto in aad sooceliso Qabo Ctrl kadibna click wada sii files aad rabto in aad soo celiso, hadii aad rabto files aad ubadan inaad soocelisana qabo Shift halkii aad qaban lahayd Ctrl.

Fiiro gaara:- Recycle Bin kuma tusaayo files aad ka delete garaysay gudihiisa, example waxaad tirtay file magaciisa ahaa “School “ markaa katirtay computer ka ayaad misana katirtay Recycle Bin ka, file aad sidaas u tirtay kama arkaysid Recycle Bin ka gudihiisa, marka hadii adigoo raba file aad tirtay inaad sooceliso aad kawayso Recycle Bin ka ogaw in sidaas ay dhacday oo aadan ka arkayn halkaas.

Ogaaw:- majiro hab ama method ay Windows usameeyeen in lagu sooceliyo file aad ka delete hareesay Recycle Bin ka gudihiisa balse waxaa jiro file recovery program kaa saacidaya in ay kusoo celiyaan files noocaan oo kale ah.

talaabooyinkan raac

3-Marwalba ogsoonaaw file ka aad soocelinayso meeshii uu original kiis yaalay si aad u ogaato meesha uu kulaabanayo.
Waxaad ku ogaan kadhaa halka kore ee ku qorontahay “Original location”.

4-Right-click dheh adigoo taabanaya file ka aad rabto in aad sooceliso kadibna dooro “Restore”,
Balse qaab kaloo lafudud ayaa jira taas oo ah in aad qabato oo jiido file ka aad rabto adigoo dhigi kara meesha aad rabto ee computer kaaga ka mida, qaabkaan waxa uu file ku qasbaa in uu kuuraaco meesha aad adigu doorato.

5-Sug inta Recycle Bin ka uu kuucelinaayo files aad “restore” kusamaysay,
Waxay kuxirantahay inta ay files aad soo celinayso le egyihiin iyo hadii files yihiin kuwa aad ubaaxad wayn, waxaa lama ilaawaan ah oo qayb lixaad ah qaadanaysa waa speed ka computer kaaga,

Ogaysiis:-

Fiirogaara:- hadii aad doorato in aad “restore” kaliya kusamayso files aad soo celinayso oo aadan isticmaalin qaabka (soo jiid ka ee ladhigayao files meesha aad rabto) ogaaw in aysan files kulaabanayn isku meel, dabcan haa hadii aad isku meel ka delete garaysay maahee.


Dhamaad





Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *