waa maxay Getbestinfo.com
madashaan waxaa sameeyay Faham kaab Team waa meel bulshadeenna loogu soo bandhigo laguna iftiimiyo cilmiga noocyadiisa kala duwan qaasatan halkaan waxaan diirada kusaarnaa xaga Technology oo aan isleenanahy bulshadeenna waxay ubaahantahay.
madashaan waxaa wax kusoo bandhigi kara qof walba oo kamida bulshada
Mardhow nala soco